Hel guri kugu habboon oo iib ah goob walba

100+ Qof ayaa guryahooda iibka ah soo geliyay!

“Aqal Real Estate – Hal meel oo loogu talagalay dhammaan baahiyahaaga guryaha iyo dhulalka iibka ah

🏠 Guri iibso ama iska iibi si fudud!

Soo geli gurigaaga iibka ah si aad u gaarto macaamiil badan oo raadinaya guri iib ah, ama haddii aad raadinayso guri iib ah ka dhex hel APP-ka Aqal Boqollaal guri oo iib ah. Aqal Real Estate wuxuu kuu fududeynayaa iibinta, iibsashada, iyo helitaanka guriga kugu habboon si degdeg ah oo ammaan ah.





Hel Guryo iyo Dhulal iib ah oo adiga kugu Habboon!

Aqal Real Estate waa madal casri ah oo isku xirta dadka iibinaya guryahooda ama iibsanaya guryo cusub. Waxaan kuu fududeyneynaa inaad si degdeg ah u soo bandhigto gurigaaga ama aad u hesho guriga ku habboon baahidaada. Aqal Real Estate waxaad ka heli kartaa guryo kala duwan, xog faahfaahsan, sawirro tayo sare leh, iyo adeeg lagu kalsoonaan karo. Hadafkeennu waa inaan ka dhigno iibinta iyo iibsashada guryaha mid sahlan, ammaan ah, oo hufan.



Sano oo

Khibrad ah





Guryaha diyaarka ah

Halkaan waxaan kuugusoo bandhigaynaa qaar kamid ah guryaha aan hayno.

Guri fillo cusub


Hodan, Soona keey, Mogadishu – Somalia


Qolal : 5


Musqulo : 2


20×15=300m2

$100,500

Sharci: Siyaad Barre

Guri Fillo cusub


Jigjiga yar, Hargeisa – somaliland


Qolal : 6


Musqulo : 3


20×20= 400m2

$45,000

Sharci: Carta

Guri Fillo cusub


Garowe – Somalia


Qolal : 4


Musqulo : 2


15×15=225m2

$20,500

/ Dowladdi Dhexe





Maxaa naga dhigaya dooqaada 1aad.

AQAL Real Estate – Waa Halka aad ka heleyso gurigaaga riyada ama aad si fudud ugu iibin karto Gurigaada.

OR
(+252)615074469